Xildhibaano badan iyo Siyaasiyiin safka ugu jira la kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawwaan soo magacaabay Ra’isul Wasaaraha cusub ee dalka, waxaana hada socda xulida xubnaha la filayo in ay kmaid noqdaan golaha wasiiradda xukuumadda cusub. Xildhibaano badan iyo siyaasiyiin caan ah ayaa habeen iyo maalin mashquul ka dhigay xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya kuwaa oo doonaya in ay la kulmaan madaxweynaha si ay … Continue reading Xildhibaano badan iyo Siyaasiyiin safka ugu jira la kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh